Duqa Magaalada Garowe oo ka hor yimid Mashruuca Madaxweyne Deni ee Yogo day

Magaalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal waxaa lagu qabtay saaka munaasabad loogu magac daray maalinta caalamiga ee Yogo Day, taasoo inta badan laga xuso gudaha dalka Hindiya, iyadoo dadka ka qeyb gala ay sameeyaan jimicsi yar yar. Munaasabadan oo markii ugu horaysay ay ka qayb galeen Madaxwaynaha Puntland iyo Safiirka dalka India u fadhiya Soomaaliya … Continue reading Duqa Magaalada Garowe oo ka hor yimid Mashruuca Madaxweyne Deni ee Yogo day